kooxda citizens ayaa guul raaxo kaheshaydhigooda Brounemouth 4:0 ciyaar kadhacday garonka city ee Itihad Daqiiqadii 19 Gondogan ayaa city ukeenay goolka koobaad we kulanka waxaana caawiyay Haaland wxay ciyaarta sii socotayba Daqiiqadii 31 man city ayaa heshay goolkeeda labaad waxaana 2:0 kadhigay Kevin De Brunye oo caawin kahelay saaxiibkiisa Phil Foden lakiin Daqiiqadii 37 Foden ayaa dheesha kadhigay 3:0,
Waxaa sidaasi lagu kala marey kheebtii koobaad ee ciyaarta oo ay Ku horkaceyso Manchester city
Markii dib laysku soo laabtay Kheebtii dambe we ciyaarta labada dhinac ayaa sameeyay fursado badan oo goolal loo filan karey kooxda Brounemouth ayaa cool iska dhalisay kadib markii uu kubada Ku leexiyey xidiga Jefferson Lerma oo dheesha kadhigay 4:0 oo at city guul kaga gaartay garoonkeeda Itihad asbuucii labaad we horyaalka premier league waxayna haataan leedahay lix dhibcood .