koooxda kubada cagta Brenford ayaa guul raaxo leh ka heshay man u oo Ku soo booqatay garonkeeda Gtech Community Stadium 4:0 kooxda martida loo ahaa ee Brentford ayaa Ku dhibaatoonin in ay hesho gool keeda koobaad ,
Daqiiqadii 10 ayey hogaanka qabatay waxaana hal iyo waxba kadhigay xidiga Jay Dasilva waxaana ka caawiyey isla saaxiibkiis Mathias Jensen Daqiiqadii 18 isla Jensen ayaa ciyaarta kadhigay 2:0 Waxaa dheesha sii xumeeyay oo 3:0 kadhigay Ben mee Daqiiqadii 35 ayey Brenford heshay goolkeedii ugu dambeeyey waxaana 4:0 kadhigay isla qeebtii hore Bryan Mbeumo wxaana caawinta goolkaan sameeyey Ivan Toney,
kheebtii labaad markii dib leysku soo laabtay labada dhinac ayaa sameemeyey fursado badan oo goolal loo filan karay lakiin ciyaarta ayaa Ku soo idlaatay 4:0 oo Manchester united loogu adkaaday waana guuldaradii labaad oo asbuucaan soo garta kooxda ugu guulaha badan premier league dalka England waxay horey guuldaro 2:1 kaga qaadatay dhigeeda Brighton oo old Trafford guul kusoo heshay waxaana cashir lama iloobaan udhigtay kooxda Brentford xalay macalin Ten Hag ayaana kayaaban kooxiisa meesha lava heesto xili asbuucaani ay laciyaari doonto kooxda ay xifiil tamaan ee Liverpool .