Sida aynu wararka ku heleyno Degmada Boondheere ee gobolka Banaadir waxay xalay koronto ku dishay labo nin oo burcad ah.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in labadaani nin ay xalay furan rabeen baallo balse koronto ay ku dhegtay iyagoona halkaasi ki dhintay.
Sidoo kale dadka deegaanka ayaa sheegay in muddooyinkanba ay jirtay furashada baallaha.
ciidanka dowladda ayaa gaaray goobta iyagoo meesha ka qaaday meedka labada nin.