kooxda Reads ayaa bartilmaameed adhiganeysa xidiga kooxda sporting Lispon ee Matheus Nunes kadib dhaawac soo gaaray Thiago Alcantar kasoo Ku dhaawacmay ciyartii ay kooxdiisa Liverpool ay lagashay barbaraha 2:2,
alcantara ayaana qeebtii labaad ciyaarta lagu badalay cartis Jones dhibaato dhaawac awgeed kadib markii ay isku dhacee xidiga kooxda Fulham ee Marco Silva wuxuuna garoomada dhaawac kaga maqnaandoona mudo,
Macalin Klopp ayaa doonaayo xidig reer Portugal ee matheus Nunes oo katirsan kooxda sporting lispon xidigaan 25 sank jirka ah ayaa lagu soo waramayaa in uu bartilmaameed uyahay tababaraha naadiga Reads kadib dhaawac soo gaaray khadka dhexe ee reer Spain Thiago,
waxaa sidoo kale xidigaan matheus Nunes xiiso umuujinaayaan kooxaha Westhan u iyo Everton oo doonaaya adeega xidigaan lakiin Nunes ayaa raba hadii uu kadhaqaaqayo lispon inuu aado koox ween oo tartamo badan ku guuleysan karto,
liverpool ayaa sidoo kale dhaawac ka ah xidigahaan Jones iyo chamberlain oo iyagana dhibaato dhaawac qaba kaliya xidigaha haataan dhexda aha ee ay Liverpool heestaan ayaa ah Henderson Naby kaita oo kulanka crystal palace ay laciyaareyaan khadka dhexe kula midoobi doona Fabinho ,
waxaana sidoo kale lahelaheli karaa James milner Harvert Elliot iyo dhawaan galka Fbio Carvalho oo ah iyagana dooqyo kale ee LA adeegsan karo inta uu dhaawacan yahay Alcntara waxayna haatan rabaan lasoo wareegida xidiga lispon ee matheus Nunes oo ah xudig khadka dhexe and ugu waaagsan.