Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Dilalkii ka dhacay Hargaysa iyo rasaastii lala dhacay dadkii banaanbaxayay.
Feysal cali waraabe ayaa xukuumada uu hogaamiyo Muuse Biixi Cabdi ku eedeyay dambiyo dagaal, wuxuuna sheegay ficilada uu sameeyay inay yihiin kuwo laga naxo.
xisbiyada mucaaradka ayuu sidoo kale feysal cali waraabe ugu baaqay inay ka qeyb qaatan sidii shacabka somaliland looga saari laha dhibaatadan.
gobolada somaliland ayaa labadii maalin ee lasoo dhaafay waxaa ka socday banaanbaxyo rabshado watay, iyadoo banaanbaxa uu dhaliyay dhimasho iyo dhaawac badan.