Waxaa ugu dambeen Barcelona loo ogolaaday in loo diwaan galiyo xidigihii ay LA soo wareegtay xidigo gaaraya ilaa lix saxiix kahor kulankooda caawa ee Rayo Vallecano sida ay kuhashay RC1 barka ayaa la ga ogolaaday diwaangalinta xidigaheesa cusub calatans ayaa sameeysay ilaa mix saxiix oo kala ah Andreas Christensen Frank Kessie Lewendowski Osmane Dembele iyo Roberto oo qandaaraaskoodii kor dhiyay ayaa dhammaantood La diwaan galiyay lakiin waxaa diwaanka kamaqan xidiga reer France ee Julas kounde ,
dhammaan ayey aheed markii barka loo diiday in loo diwaangaliyo sababo laxiriira dhibaato dhaqaalo oo kooxda heesato lagana rabo in ay iska diraan xidigaha mushaaraadka badan kooxda kaqaata ama in at dhimaan mishaarkooda xidigo badan oo barca ah ayaana lagu qasbay arintaasi walow ay kuwaayeen laacibkoodii leonel messi oo ui hayaamay kooxda PSG kadib markii ay kooxda qasab kaga dhigtay mishaar dhimis oo aad usareeya ah a kooxda isaga tago.