Naadiga camaaliqada dalka Spain ayaa Ku guuleysatay koobka UEFA SuPer CUP oo ay 2:0 kaga qaaday kooxda Frankfurt ciyaar kadhacday garoonka Olympiastadion ee wadanka Finland ,
kheebtii hore ayaa lagu kala Marat 1:0 oo ay Ku hogamineyso kooxda dalka Spain ee Real Madrid daqiiqadii 37 David Alabama ayaa ciyaarta kadhigay hal iyo eber waxaa sidaasi lagu kalamarey qeebtii hore ee ciyaarta lakiin markii dib laysku soo laabtabtay ladada koox ayaa sameeyey fuesado badan oo goolal loo filan karay daqiiqadii 65 ayey Real Madrid sii dheereysatay hogaanka ciyaarta waxaana 2:0 kadhigay xidiga reer France ee Karim Benzema kadib caawin kaga timid saaxiibkiisa vanicius Junior ,
uga dambeemtii ciyaarta ayaa si daasi Ku soo idlaatay Real ayaana ka adkaatay Frankfurt oo katimid wadanka Germany Real oo Ku soo guuleysatay Champions league ayaa mar kale Ku guuleysatay koobkaani waxayna horey kusoo garaacday inta ay Ku guuleysanin champions league kaasoo badisay kooxaha PSG Chelsea man city kahor inta ay Ku guuleysanin champion oo ay 1:0 kaga badanin Liverpool oo soo gaartay finalka Eintract Frankfurt waxay iyana soo qaaday tartanka UEFA Europe league waxayna xalay guuldaro kaqaateen Real oo noqoto boqorada Europe.