kooxda reer Germany ee RBleispzig ayaa heshiis afar sanadood ah lagaartay naadiga Chelsea iyo weeraryahan kooda ee Timo Werner oo Chelsea 2020 kaga soo biiray isla kooxdaan ay haataan ka iibiyeen ee Leipzig,
Weeraryahakaan reer Germany ayaa kufashilmay horyaalka England tan iyo markii uu u soo dhaqaaqay Chelsea ma unoqonin markii uu joogay naagiga uu haataan ku biirey Rb leispzig oo uu markaasi ka ahaa xidig shabaqa saaxib LA ah ,
werner ayaa inta uu naan Rbleispzig katagin u ciyaaray 159 kulan wuxuuna dhaliyay 95 cool iyo 45 caawin kadib inta uu aan 2020 udhaqaaqin kooxda Chelsea oo uu booska joogtada ah kawaayay asigoona kooxda Chelsea u saxiixay heshiis ilaa 2026 ah ,
laakiin imaatinkii macalin Tuchel oo marar badan garabka u adeegsado asigoona weerarkiisa Ku aaminay Haverz oo ah no 10 asigoona muujiyay inuu ubaahneen adeega xidiga no 9 ka kaciyaara ee Werner tasoo soo gabagabeysay mustaqbalkii xidiga udhashay dalka Germany 26 sano jirkaasi ayaana Ku biirayay kooxdiisii hore ee Rbleispzig oo uu horey kaga soo hayaamay 2020,
Timo Werner ayaa laqansan waayey sababo laxiriira boos aan aheen booskiisa oo ah garabka bixid ee weerarka ah tasoo uu mamarka qaar uu u adeegsan jirey macalin Tuchel,
Kooxada ka ciyaarta gudaha Germany ee Rbleispzig ayaa heshiis afar sano oo ay kula soo wareegeyso lagaartay weeraryahankoodii hore werner.