Waxaa caawa lasoo gababeen doona Finalka koobka Uefa super cup oo wada ciyaara kooxgaha kusoo wada guuleestay Champions league iyo koobaka Uerop league waana kooxaha Real Madrid oo Ku soo guuleysatay koobka horyaalnimada yurub iyo kooxda Eintracht Frankfurt oo soo qaaday koobka Europe league ,
ciyaartaan ayaa soo dhici doonta caawa saacada mar ay tahay 10:0pm oo habeenimo ah waana Finalka koobka Uefa super Cup oo labadaani kooxood ee kalala dhisan wadamada Spain iyo Germany ,
dhammaan wargeesyada wax kaqora arimaha sportska ayaa waxay ciyaartaan Ku saadaaliyen in ay Real Madrid Ku guuleysan darto koobkani Uefa Super Cup Real ayaa dhor jeer Ku soo guuleysatay koobkani waxaana koobkani inta badan kuguuleysata kooxda Champions league heysata inta ugu badan ,
Real Madrid ayaa sii layaab leh Ku soo dhaaftay kooxaha kala ah PSG man city Chelsea iyo Liverpool oo ay gool iyo waxba kaga qaadatay kobka champion league ,
Halka kooxda Eintracht Frankfurt ay iyana wareegii Afar dhammaadka ay Barcelona gurigooda Cam nou ugu soo adkaatay 3:1 kadib inta ay koobkani Ku soo guuleysan ,
ciyaartaan ayaana kadhicidoonta wadanka Finald caawa 10:0pm oo habeenimo FINALKA KOOBKA EUFA SUPER LEAGUE EE UDHAXEEYA KOOXAHA KAKALA SOCDA SPAIN IYO GERMANY REAL MADRID VS EINTRACHT FRANKFURR LA ARKI DOONEE CIDA CAAWA KOOBKAASI HANATA LABADAASI NAAGI EE KA CIYAARA LALIGA SPIAN IYO BUNDES LIGAHA GERMANY.