kooxda Everton ayaa lasoo wareegtay difaaca kooxda wolves ee conor coady heshiis aan lashaacin oo ah lacagaha ay kukala heshiyeen labadaani koox ee wolves iyo Everton ,
naadiga Everton ayaa ka dhaawacmay difaacoda Ben Godfrey ciyaartii ay khasaaraha La kulmeen kadib guuldaro kasoo gaartay ayagoo jooga gurigooda Ben Godfrey ayaa ciyaarta dhaawac looga saaray maadaama uu sii wadam waayay ciyaarta asigoona lugihiisa kaga bixi waayay kulankaasi,
macalin lampard ayaa haatan badalkiisa lasoo wareegay conor coady oo aan booska joogtada ka,aheen garoonka ay kuciyaarto kooxda wolves ee Elland Road macalinka kooxda wolves Bruno lage ayaa shaxdiisa marar badan difaaciida dhexe u adeegsan jiray laada daafac ee max kilman iyo Nathan Collins ,
coady oo ah 29 sano jir ah ayaa kooxdiisa cusub ee Everton uxiran doona no 30 xidigaan ayaa Amaah dheer loogu diray kooxda Huddersfield 2015 wuxuuna kasoo muuqday kooxdaasi 300 oo ciyaarood ,
Naadiga kadhisan Merseyside ayaa daaqada suuqaani kala soo wareegtay afar xidig oo kala ah difaaca.James Tarkowski Ruben iyo weeraryahanka Dwight McNeil waana saxiix kale oo ay Everton kasoo qaadaneyso suuqa xidigaan heerka caalamiga ah ee dalka England ayaa lafilayaa in maalmaha soo aadan saxaafada loo soo bandhigo Connor coady oo xidig daafac 29 jir England ah.