dhawaan ayey maamulka degmada Dharkenley xaqiijisay mid ka mid ah taageerihii caanka ahaa ee degmada Dharkeenley oo dhawaan sheegtay geeridiisa Saalax Faarax Jaamac oo dadka degmada dharkenley aad ugaran jireen ayaa soo wajahay xanuun sida ay sheegeen maamulka degmada dharkenley Saalax faarax Ayaa ahaa taageere ciyaaraha Gobolada Gobolka Banaadir iyo dharkeenley aad loogu garan yaqaano ayaa maanta tii Rabi utimid ,
dhammaan dadka reer dharkenley waxay tacsi udireyaan dhamman dadkii iyo qaraabadii uu ka baxay Taageerihii caanka ahaa ee Gobolka Banaadir iyo dahrkenley,
saalax faarax Jaamac Geele ayaa taageerayaasha reer dharkeenley Ku maa weelin jirey hibada uu illaahay siyay oo adeeh waxyaabo aan qof kale aboodin in uu sameeyo ayuu taageerayaasha degmada dharkenley Ku maaweelin jiray ,
Goblika Banaadir iyo Dharkeenley waxaa kabaxay Taageerihii aadka ay ujeclaayeen madadaalihiisa iyo Taageernimada uu umuujin jiray degmada dharkeenley Dadyoonga reer dharkenley ayaa aad ugu duceendoona in uu ILAAHEY QABRIGIISA UWAASICIYO SAALAX FAARAH JAAMAC GEELE OO DHOWAAN KU GEERIYOODAY ISBITAAL KUYAALA DEGMADA DHARKEYLEY.