weeraryahan kooxda Arsenal ee Eddie Nketiah ayaa sheegay in uu aan wali go aansan cida uu uciyaari doono xulalka England ama Ghana Nketiah ayaa iska dhalay waalidiin labadaan dal uwada dhashay ,
22 sano jirkaan ayaa Kasoo baxay Academiga Gunnerska asigoona kheeb ka ahaa ciyaartoyda kooxda Arsenal Weerarka kaga ciyaara waxsana badanaa loo adeegsan jiray basal dhawsan ayuuna Arsenal USA xiixay heshiis uu asbuucii Ku khaadanaya 100 000 ,
Eddie ayaana haatan aan wali go aamin xulka uu dhalashadiisa qaadan doono Nketiah ayaa xulka England xidagahooda 21 sano jirada qeeb kasoo noqday dhawaan ayey aheed kadib markii uu Tariq Lamtey sheegay in uu u xulka asal ahaan kasoo jeedo Ee Ghana u ciyiaaridoona maadaama aan looga yeerin xulka England oo isaga iyo Calum Hudson Odo ay khaateen dhalashadaasi ,
Xidigaan u soo baxay Arsenal ayaa go,aan kagaari doona wadanka uu dhalasho ahaan uqaadan doono Ghana ama England oo haatan qeeb kayahay Bukayo Saka lakiin Eddie Nkwtiah ayaa laga yaabaa in uu dhalasho ahaan uqaato wadanka Asal ahaan uu kasoo jeedo ee ah wadanka Ghana Arsenal ayaa xidigaan Ku abaal marisay khandaraas cusub iyo number cusub maadaama uu soo bandhigay qaab ciyaared wanaagsan.