kooxda Arsenal Gunners ayaa lagu soo warameeyaa in ay sameen doonto saxiixeeda ugu dambeeya ee suuqaani Tababaraha kooxda Arsenal Ee Mikel Arteta Ayaa doonaaya xidiga kooxda Bayerleverkusen ee Mousa Diaby lacag gaareysa 60 million oo pound ,
Arsenal ayaa suuqani kala soo wareegtay weeraryahanka kooxda man city ee Gabriel Jesus lacag dhan 45 million oo uero lakiin macalinka ayaa doonaya in uu lacag rikoor ah kulasoo wareego weeraryahanka reer France ee mouse Diaby,
Diaby ayaa kooxda 2019 kaga soo biiray naadiga Paris sent Germane wargeeska Football insider aaya sheegayo in ay Arsenal lacag rikoor ah kula soo wareegi doonto Moussa Diaby xidigaani 23 sano jirka ah ayaa Bayerleverkusen u dhaliyay 17 gool 14 caawiye iyo 23 kulan oo uu usaftay kooxdiisa asigoona shan sano kusoo qaatay da,yarta kooxda Borussia Dortmund,
Kooxda Arsenal ayaa ciyaaryahankii ugu qaalisan hada ah Nicolas pepe lacag gaareeysa 73 million waxayna kasoo qaateen kooxda kadhisan wadanka France ee lille ,
Lakiin Gunners ayaa haatan xidigaan Ku dooneysa lacag aad ubadan oo ah 60 million Arsenal ayaa dhinaca weerarka Ku heysata xidigaha kala ah Nkeitah iyo Jesus waxayna rabtaa in ay moussa Diaby Ku darto dhamka weersrka si uula tartan galiso xidigaha dhanka weerarka ,
Arteta ayaa xidigaan kadhigan doona saxiixiisa ugu dambeeya ee suuqa xagaagaan Arsenal ayaa horay suuqa ugala soo wareegtay marquinhos Fabio vieira Jesus Turner iyo zinchenko,
macalinka reer Spain ayaa doonaya in uu kooxdiisa Ku soo darsado weeraryahanka kooxda Bayerleverkusen moussa Diaby lama oga hadii ay kooxdiisa aqbali doonto iyo in kale.