Kooxda Manchester united ayaa guuldaro kaga bilaabatay kulankoodii kobaad ee ay LA ciyaareen kooxda Brighton oo Ku soo booqatay garoonka Old Trafford ciyaar soo gashay 4:0 pm ,
manchester ayaana ayagoo gurigooda jooga loogu adkaaday 2:1 Daqiiqadii 30 naad kooxda Brighton ayaa lawareegtay hogaanka ciyaarta kubad uu banaanka soo dhigay gool ubadalay Grob ciyaarta ayaana sidaasi Ku noqotay hal iyo eber oo looga hogaaminaayo ma u lakiin sagaal daqiiqo kadib isla Grob ayaa ciyaarta kadhigay 2 :0 oo ay Brighton Have Albion hogaanka Old Trafford kudheereysatay ,
cristiano Ronaldo ayaa ciyaarta keedka lagu soo bilaabay waxaana lagu keenay badal waxaana ciyaarta loogu saaray Fred daqiiqadii 68 man u ayaa heshay gool madi ah oo aan waxba ciyaarta kabadalin waxaana iska dhaliyay xidiga difaaca kooxda Brighton ciyaarta ayaana sidaasi kukunoqotay 2:1 oo ay kuhogaamineyso kooxda mmartida aheed ee Brighton ,
ugu dambeentii ciyaarta ayaa sidaasi kusoo dhammaatay man u oo kulankoodii koobaad guuldaro kubilaawday horyaalka primier league Liverpool ayaana iyana bareejo 2:2 ah lagashay kooxda Fulham halka kooxihii kalena ay guulo soo qaateen kulamadoodii bilawga ah.