weeraryanka kooxda BrigBrighton Danny welback ayaa fariin daacadnimo usoo diray kooxdiisii hore we man u bixid kusaabsan wareejin ayuu usoo qoray kooxda man utd oo ah kooxdiisii hire,
Danny welback oo kooxda man u kusoo qaatay waqti aad udheer oo lagu qiyaaso sided sanadood ahi ayaa kahor imaandoona Manchester united kulan katirsan horyaalka primier league ,
kooxda Brighton ayaa Marti unoqon doonta Manchester oo ay Ku booqan doonto Garoonka Old Trafford oo uu xidigeeda weerarka kaga ciyaara horey usoo maray welback ayaa garoonkani gool kaga soo dhaliyay man u asigoo katirsan Arsenal wuxuuna garoonka Old Trafford kusoo dhaliyay lava gool,
Welback ayaa waqtigiisii caruurnimada waqti aad u wanaagsan kusoo qaatay garoonka masraxa riyada we Old Trafford ,
Arsenal ayaa lava iibiyay wuxuuna Arsenal kasii aaday kooxda Brighton oo man u labalansan galabta waxaana lafilayaa in uu shabaqa kooxdiisii hore soo Taabandoono mar kale Asigoo katirsan Kooxda Brighton ,
Danny welback ayaa horey ula soon ciyaaray weeraryahaanada lagu magacaabo wey Rooney chircharito iyo R,v, persie waxayna markaasi kuguuleesteen horyaalkoodii 20aad waana 2013 waana markii man u aad ugu baqijireen kooxaha kale ee horyaalka englishka.