Kooxda kubada cagta Arsenal ayaa guul sahlan ksoo heshay dhigooda crystal palace oo ay kubooqdeen garoonka Selhust park Arsenal oo kusoo gashay dardar xoogan ayaa guul kaga soon laabatay,
daqiiqadii 20 naad Arsenal ayaa lawareegtay hogaanka ciyaarta kadib markii uu gool madax ah udhaliyay weeraynka reer Brazil We Gabriel martenelli kadib caawin kaga timid saaxiibkiisa zenchenko,
waxaa sidaasi lagu kalamaray gool iyo waxba oo ay Gunners kuhogaamuneysay
markii dib laysku soo laabtay labada dhinac ayaa sameeyey fursado badan ee goolal loofilan karay 85 daqiiqo marka ay mareysay crystal place ayaa iska dhalisay kadib markii uu kubad u kutoogtay saka waxayna kusii dhacday Marc Guehi oo dhanka difaaxa palace kaga ciyaara,
ugu dambeentii ciyaartii ayaa kusoo idlaatay 2:0 oo ay Arsenal Ku adkaatay ciyaartan ayaana kadhacdy magaalada london gaar ahaan garoonka Selhust park,