kooxda Manchester united ayaa bari laciyaaridoonto Brighton lakiin Ten hag ayaa lafilayaa in ay kusoo bilawdaan Cristiano Rinaldo iyo daafaca deer Argentine ee Lisandro Martinez oo dhowaan kaga yimid kooxda Ajax ,
kooxda manchester united ayaa labalansan maalint Axada ah horyaalka primier league naadiga Brighton kulankooda koobaad oo ay kaga daah furan doonaan horyaalk,
Ronaldo iyo Martinez aaya lafilayaa in at kusoo wada bilawdaan kulanka Walow ay ciyaarihii saaxintino oo ay kooxda soo ciyaartay ay kaso muuqdeen min hal kulan ,
lakiin waxay ubadantahay in ay kulanka ay man u laleedahay Axada ay kasoo muuqan karaan kooxdooda Man utd,
Tababare Ten Hag ayaa lafilayaa in uu soon qaato De jong walow uu diidanyahay xidiga Manchester ayaa ilaa haataan lasoo wareegtay malacia christian Eriksen iyo lisandro Martinez,
Ronaldo oo wakiilkiisa kuwargaliyay in uu doonaayo kadhaqaaqista kooxda man u ayaa kusoo bilaawan doona asiga iyo Martinez kulankooda koobaad ee horyaalka Engliska beri oo axad ah ayuuna soon galidoonaa kulanka man u iyo Brighton .