Naadiga Meyseydide kadhisan ayaa aad udoonayaan soo xerigalinta labada xidig ee Ross Barkley iyo xidiga Michy Batshuayi oo amaah kaga soo laabtay Chelsea kooxda Besiktes ,
Tababarihii hore ee Chelsea ayaa labadaan ciyaaryahan udooaya in uu kooxdiisa kudhiso xii ciyaareedka soo aadan Labadaan xidig ayaa kujirin qorshay kooxdiisa tasoo keentay in ay Everton soo hunguryeesatay xidigahaasi,
xidigahaan heerka caalamiga ah ee uwada dhashay wadamada kala ah England iyo Belgium ayaa lahubin mustaqbalkooda kooxda blues ,
Flank lampard ayaa Ross Barley u doonayo in uu khadkiisa dhexe kuxoojiyo halka Michy Batshuayi uu u arko mid badal unoqon kara Domini Calvert Lewin oo kaliya Ku ah weerarka Kooxdiisa Everton,
Tababare lampard ayaa suuqa ugu jijra in uu suuqa kalasoo wareego xidigo tayo leh oo aad u anfacaaya kooxda uu maamulo maadaama at qeeb kayihiin horyaalka haatan bilaawga ah ee primeir league dalka england mana lahubo dalabkaasi kooxda lagaga doonaayo xidagaha lagu magu magacaabo Batshuayi iyo Barkley oo Toffees ucalaameesteen in ay kuhaboon yihiin ka ciyaatista garoonka Goodisen park.