macalinka kooxda Everton ee flank Lampard ayaa dooneya in uu khadkiisa dhexe xoojiyo wuxuuna bartilmaameedkiisa koobaad kadhiganaayaa xidiga kooxda Lille we Amadou Onana kasoo suuqaan laxiriirinaayay kooxaha kala duwan we England,
Everton ayaa xidigaan Ku dooneysa 40 ilaa 33.7 million oo pound macalinka kooxda Everton aya dooneysa in ay meyseyside keento Garoonkeeda Goodison park ,
Macalin lampard ayaa Kuban ween in uu lasoo saxiixdo laba ciyaartooy oo kala ah Amadoa Onana iyo xidiga PSG ee idrisse Gueye oo horay ugu soo ciyaaray kooxda Toffeeska ,
dhanka kale kooxda Everton ayaa lagu soo waramayaa in ay sidoo kale dooneyso weeraryahanka Barcelona ee Memphis Depay oo kooxdiisu usheegtay in uu raadsado koox maadaama uu camp nou yimid lewendoski ,
Wargeeska sport iyo Fabrizio Romano ayaa kusoo waramaaya in ay Everton dhameestiri doonto subaxnimada maanta ah wuxuuna saxiixi doonaa ilaa 2027.
La