Citizens ayaa diyaarinaysa in ay kooxda juventus usoo bandhigtay xidigooda Ilkay Gondogan kaa oo heshiiskiisa city ay kaga harsan tahay hal sano,
dhinaca kale juventus ayaa suuqa sodhigtay ciyaaryahanka heerka caalamiga ee Brazil ayaa isana aan kujirin qorshaha macalin massimiliano Allegri kadib markii uu kooxda kusoo laabtay Paul pobga ,
Ilkay ayaa kooxda city laqaaday horyaalkii ugu dambeeyay oo ay kooxda kuguuleysatay sanadii lasoo dhaafay ,Tababare pep ayaana xidigaan badalkiisa uarka Arthur melo oo uu kusoo baxaayo waa hadii uu ogolaado in uu yimaado kooxda man city ,
Ilkay oo city u dhaliyay 49 gool 33 caawin 252 kulan oo uu ciyaaray horyaalka Primier league 31 sank jirkaan reer gamany ayay heshiiskiisa kooxda kaga harsantahay mudo hal sano ah ,
Juve ayaa suuqa soon dhigtay Melo oo ay usheegtay in uu raadsado koox uu kubiiro city ayaana haatan xiiso umuujineysa in ay kubashaan Gondogan waxayna dooneysaa in ay khadkeeda dhexe Ku xoojiso ,
Melo oo ay juve kalasoo wareegtay Barcelona ayaana laga yaabaa in uu aqlabo dalabkaasi kaga yimid kooxda man city ,
Arthur melo ayaa ah ciyaaryahan ciyaari kara boosbaska 6/8 , oo uu haatan ilkay ugu ciyaaro kooxda city lama hubo in ay juventus aqbadli doinaan dalabkaasi iyo in kale.