ciyaaryahanka udhasahay dalka Brazil ayaa doonaayo in uu katago naadiga Manchester united 29 sano jirkaan ayaa lasoo warinayaa in uu booskiisa shaki kujiro tan iyo imaatinkii ay yimaadeen daafacyada kala ah Tyrel malacia oo Feyenood kamiyid iyo Lisandro Martinez ,
Telles ayaa yaraan doonta kusoo bilaawashada shaxda Tababare Eric Ten Hag waxaana laga yaabaa in booska bixid kusoo bilaabo Luke show amaba Malacia tasoo keentay in shaki lava muujiyo booaka Alex Telles, man u ayaa lasoo wareegtay Martinez oo kaga yimid dhinaca Ajax iyo malacia oo isna kaga soon dhaqaaqay naadiga Feyenood ,
Alex Telles ayaa haataan Ku dhow in uu Amaah Ku aado dalka Spain kooxda kadhisan waana naadiga sevilia oo xiiso umuujiday daafacaani bixid ee Telles ,Alex Telles Ayaa doonaya in uu boos kahelo xulkiisa oo uu uciyaaro koobka aduunyka ee lagu qaban doono dalka Qater.