Kooxda kadhisan wadanka French ayaa lagu soon waramayaa in ay aya lasoo wareegtay Ciyaaryahanka lagu magacaabo Aaron Ramsey oo ay the old lady iska fasaxday kadib markii uu dhacay heshiiskiisii uu kula joogay kooxda juventus , xidigaan 31 sano jirka ah ayaa LA,arkaayay asigoo kusawiran maaliyada kooxdiisa cusub ee Nice ,Aaron Ramsey oo intii uu joogay juve ka ahaa ciyaaryahan aan joogto ugu ciyaarin naadiga ayaa haatan bilaaban tartan cusub oo aan aheen dalka Italia ,Aaron Ayaa amaah kusoo qaatay kooxda kadhisan Scotland Ee saltic kadib inta uusan u soo hayaamin kooxda haataan kusoo biiray we Nice , Bartiisa Tweterka ayuu kusheegay in uu aad ugu faraxsan yahay kubiiristiisa kooxdiisa cusub , ciyaaryahankaani heerka caalamiga ah we dalka wales ayaa tartan dhanka xulka ah kula jira saaxiibkiisa ay isku xulka yihiin we Gareth Bale oo isna aaday dhankaani American koox kadheesha , maadaama uu boos kawaayay naadigiisa Real Madrid Ramsey ayaa kooxda juventus laqaaday Hal horyaal oo ah kan lava ciyaaro dalka Italia , Kooxda Nice Ayaa websitekeeda kusheegtay in ay lasoo dhaqaaqeen Aaron Ramsey waxayna kutiri Aaron kusoo dhawoow gurigaagii cusub we kooxda Nice Aaron Ramsey kusoo dhawaaw gurigaaga Aaron ,Ramsey ayaa katagay Arsenal asigoona kaga biiray dhinaca juventus wuxuuna haataan heshiiska xurta ah ugu biiray kooxda Nice heshiis soconaaya ilaa sabo sanadood ayaa lagu Yuri war ay shalay soo dhigtay websitekeeda kooxda Nice.
Thursday, June 8
Trending
- Golaha Shacabka Ayaa Mudeeyay Xilga Uu Qabsomayo Kalfadhiga 3aad Ee Barlamanka Somalia
- Ra’iisul Wasaaraha Somalia Ayaa Kulan Laqatay Golaha Dhaqalaha Qaranka
- Madaxweynaha Galmudug Ayaa Kulamo Kawada Muqdisho
- Duqa Muqdisho Ayaa Sagotiyay Duqa Magaalada Bolnas ee dalka Sweden
- Cidamada Amaanka Ayaa Howlagal Kasameeyay Muqdisho
- Xarriirka Kubadda Cagta Ee Aduunka Ee FIFA Ayaa Amartay Xariirka Kubadda Cagta Ee Soomaaliya.
- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Iyo Wasaaradaha Dowladda Ayaa Kulmay,
- Madaxweyne Laftagareen &Odiyaasha Dhaqanka Ayaa Kawada Hadlay Xiisadaha Ka Taagan Beydhaba,