Tanguy Ndombele ayaa Harry Kane kula kaftamay in uu qaatato free kick kooxda ay hesho maadaama uu yahay xidig khadka dhexe aad ugu wanaagsan ,
xidigaan lagu magacaabo Yves Biśsouma kaga soo biiray Brighton aduun lacageed dhan 25 million oo pound ,
ciyaaryahankani udhashay wadanka Mali ayaa kusoo bilaawday kulamadii saaxiibtinimo we at kooxdiisu laciyaartay Rangers oo ay 2 : 1 ugu adkaadeen ayaa LA,arkaayay Tanguy oo Ku xudumaayo in uu Harry Kane in uu siyo bulsiyoonka kooxdiisa loo dhigay maadaama uu meel dheer wax katoogan karo Bissouma,
intii lagu gudi jiray ciyaartii at Tontehm we saaxiibtimada ahaa ee ay laqaadatay dhigooda Roma xidiga ayaa ahaa mid ciyaarta lagu soon bilaabay maadama uu yahay ciyaarahan ku cusub kooxda spurs oo sanadaan ciyaartoy isku soo hubeysay ,
Tanguy Ndombele ayaa saaxiibkiisa kooxda kula kaftamay in gabi ahaanba lagu wareejiyo free kick ,
lakiin waxaa kooxda bulsiyoon tuurah koobaad ka ah captain Harry Kane.