Ururka Alshabaab ayaa sheegtay masuuliyada weerarkii ka dhacay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.
Alshabaab ayaa guullo ka sheegtay weerarka ay halkaasi ku qaaden, iyadoona weli masuuliyiinta gedo ka hadlin weerarkaasi.
si kastaba Alshabaab ayaa sheegay inay weerarkaasi ku dileen sirdoono soomaali ah una shaqeeya dalka Kenya, waxayna magacyadooda ku kala sheegen Cabdisalaan Cusmaan Buraash iyo Aamino Cusmaan Buraash oo ay ku eedeeyeen inay u Shaqeeynayeen Sirdoonka Kenya.
Alshabaab ayaa marar badan weeraro ka geeystay deegano ka tirsan gobolka Gedo iyagoona guullo ka sheegta.