Ra’iisalwasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa markii ugu horeeysay ka hadlay dagaalka ay ciidamada Liyuu Boolis la galeen Alshabaab, wuxuuna Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegay in haweenka ay sabab u tahay in ciidanka Liyuu boolis ay muddo gaaban kusoo dhameeyen duulankii Alshabaab, wuxuu sheegay in dumarka Jigjiga ay cuno iyo biyo la garab taagnaayen ciidankii jiida ku jiray.
Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegay in golahiisa wasiirada dumar badan ay qeyb ka noqon doonan balse ay u diyaar garooban la dagaalanka Alshabaab.