Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Midoobe ayaa sameeyay magacaabis ,isagoo xilalka iskugu kala badalay tiro wasiiro ah.
Axmed Madoobe ayaa Cabdiraxman Cabdi Axmed o magacaabay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah, halka Axmed Xasan Cumar uu u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta musiibooyinka, Faarax Mukhtaar Daa’uud ayaa loo magacaabay Wasiir ku-xgeenka Wasaaradda Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah, Maxamed Cusmaan Jaamac ayaa loo magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka & Maareynta Musiibooyinka.
