Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullahi Dani ayaa qeylodhaan u diray hey’addaha Gargaarka deg dega ah si ay wax uga qabtaan abaarta ka jirta deegaanada maamulka Puntland, madaxweynaha ayaa baaqan u diray dhamaan hey’addaha gargaarka isagoo sheegay in meeshii ugu xumeyd ay marayao abaarta, iyadoona dad badan qarka u saaran yihiin inay u dhintaan abaarta.
si kastaba Madaxweyne Dani ayaa muujiyay in meelaha ugu badan ee abaarta ku dhufayay ay Puntland tahay wuxuuna ku celceliyay in gargaar lala soo gaaro.