xidiga reer Netherlands ee Donny van den beek ayaa kasoo dhalaalay booska khadla dhexe oo lagu soo bilaabay ciyaartii saaxibtinimo ee ay laciyaareen dhigooda Aston villa ee kusoo idlaatay bartaraha 2/2 aheed Donny ayaa macalin tan hag uxushay inuu xukumo dhexda oo ay kuwehlinaayeen Fred iyo Bruno fernaldez Donny ayaa aad ugu soo baxay qaabkii loo ciyaarsiyay kulankaani maadaama ay horey isku soo wada shaqeeyeen kooxda Ajax markii uu macalinka cusub ee man u loo magacaabay van den beek ayaa kursiga keedka ufadhiyay pogba oo aaday juve oyo matic oo kubiiray Roma macalin Tan hag ayaa kaga yaabaa inuu adeegsado xilli ciyaareedka soo aadan walow uu booska joogtada kawaayay Tabarayaashi kahoreeyeen Ee ole iyo ralf wuxaana Amaah uu ku aaday kooxda Everton Donny labadii kulan ee ugu dambeeyay ee ayciyaartay manchester lagu keenay badal wuxuuna caawiyay hal gool lakiin vanden beek ayaa kasoo dhamaalay booskii uu macalin Tan hag ciyaarsiyay waloow aan la,ogeen haduu soo labto scott inuu boos heli doono iyo in kale.
Tuesday, January 31
Trending
- Xarriirka Kubadda Cagta Ee Aduunka Ee FIFA Ayaa Amartay Xariirka Kubadda Cagta Ee Soomaaliya.
- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Iyo Wasaaradaha Dowladda Ayaa Kulmay,
- Madaxweyne Laftagareen &Odiyaasha Dhaqanka Ayaa Kawada Hadlay Xiisadaha Ka Taagan Beydhaba,
- Madaxweyne Deni Iyo Golaha sare ee Jaaliyadda Qurbojoogta Puntland Oo Kulmay,
- Duqa Muqdisho Ayaa Xafiiskii Ku Qaabilay Wafdi Ganacsato Ah.
- Saraakiil Ka Tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Ayaa Gaaray Deegaano AS,Laga Saaray,
- Beelo Xurguf Dhexmartay Oo Heshiis Gaaray.
- Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah Ayaa Toogtay Wiil Soomaaliyeed.