Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la filaya maanta inuu u ambabaxo dalka Masar halkaas oo uu marti qaad rasmi ah ka helay madaxweynaha dalkaasi Cabdilfitax Alsiisi.
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wada inuu kulan duceed uu la qaadan doono madaxweynaha Masar iyo sidoo kale xoojinta xiriirka labada dal kaasi oo xuma sanadihii ugu dambeeyay.
waa safarkii 7aad uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ugu ambabaxayo dalka dibadiisa tan iyo 15 May markii loo doortay madaxweynaha Qaranka.
Sikastaba Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa doonaya inuu ka dhabeeyo halkudhiigisi ahaa Soomaaoli heshiis ah dunidana heshiis la ah.