Maxkamada ayaa aad u faahfaahisay wadada dheer ee dooda bada labada dal ay soo martay iyadoo ay u muuqato in maxkamadu ay xuduud cusub oo lagu magacaabo Adjuated u xukminayso Kenya .
Dhanka kale maxkamada ayaa taageertay galdacwadeedka Soomaaliya sidaas ayayna Kenya meel cidlo ah ku soo istaagtay .
Sikastaba ha ahaate Somaliya ayaa ku guuleystay gal dacwadeedkeedi.