Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Ali Gudlawe Hussein ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Wasaarada Amniga Dowladda Hirshabeelle Cabdiraxmaan Cabdi Raage, waxaana xilkaas uu u Magacaabay Mukhtaar Maxamed Cabdulle. RBNNEWS/JOWHAR